Daawo:Somalichannel Oo Laga Matalay Video Cajiib Ah

0

London (AGGM) Cabdi Good oo ah soo saaraha barnaamij dhexda u galay fadeexad iyo aflagaado loogu gaysto abwaano waaweyn oo qaarkood ay dhinteen sida allaha u naxariistii Abwaan Cabduqadir Xirsi yam yam ayaa waxaa isa soo tarayay fariimaha iyo muuqalada carada ay ku dheehantahay oo ka imaanayo umada Soomaaliyeed.

Cabdi Good oo ka hadla Tvga Somalichannel ayaa waxaa Tvgaas laga matalay Film gaaban oo iftiiminaya sababaha ku hoos qarsoon barnaamijka Cabdi Good.

Halkaan Ka Daawo

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com