Dhageyso:Ciidamada AMISOM Oo Lagu Eedeeyay Inay Dhac Ka Geysateen Magaalada Marka.

0

Marka, AGGM:Shalay magaalada Marka Cadeey ayaa waxa ka dhacay Banaanbax ballaaran oo looga soo horjeeday Dhibaatooyin Ciidanka AMISOM ay ka geysteen Magaaladaasi.

Banaanbaxayaasha ayaa ciidanku waxay u adeegsadeen madaafiic ay ku garaaceen si ay ujoojiyaan waxaana jiray dad waxyeelo dhaawac ah kasoo gaartay firirada madaafiicdaasi.

Qof ka mid ah dadka deggan Magaalada Marka Cadeey waxa uu sheegayaa in ciidanka AMISOM ay dhac ka geysteen goobo ganacsi oo ku yaalla Xaafadaha Marka Haweena ay Dahab ka furteen sida uu yiri.


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com