Dhageyso: La Taliyihii Siilaanyo Axmed Cabdi Xaabsade Oo Puntland Dib Ugu Noqday

0

Galdogob(AGGM) Axmed Cabdi Xaabsade oo horey u ahaa wasiirka arrimaha gudaha, dawladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga Puntland ka hor inta uusan ku biirin Somaliland  2007dii ayaa haatan mar kale dib ugu soo laabto deegaanka Goldogob oo ka tirsan Puntland.

Xabsade ayaan la ogeyn inuu degmada Galdogob ee gobolka Mudug kaga sii gudbi doono dhinaca Garoowe.

Xaabsade wuxuu xilal kala duwan ka soo qabtay Soomaaliland sida xilka wasiirka warfaafinta isagoo haddana ahaa la taliyaha Siilaanyo.

Xaabsade ayaa la sheegayaa in deegaanadaas uu u soo gaaray arrinta xiriirta xalinta murunka siyaasadeed ee ka taagan gobolada Sool, sanaag iyo Cayn oo badankood ay Somaliland gacanta ku hayso.

Halkaan Ka Dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com