Dhageyso: Ciidamada Kenya Ee Kismaayo Oo La Badelayo

0

Nairobi (AGGM) Ciidamada Kenya ee ku sugan Kismaayo ayaa lagu sameeyay isku shaandheyn ballaaran kaddibmarkii ay noqdeen kuwa habacsan oo uun dhaqaalaha dekada Kismaayo iska dhuuqa.

Wargeyska The Standard ee Nairobi ka soo baxa ayaa sheegay in ciidamadan oo ka badan 3000 oo askari badankood la badelayo si loo dardargeliyo howlgalka ka dhanka Alshabaab.

Howlagaladan cusub ee la rajeynayo ayaa waxaa ka qeybgalaya ciidamo cusub si ay u wajahaan Alshabaab. Alshabaab ayaa dhinaceeda si weyn isugu diyaarisay haddii weerar uu kaga yimaado Kenya.

Halkaan ka dhageyso

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com