Dhageyso: Garabka Barre Hiiraale”Jabhada ONLF Ayaa Na Soo Weerartay, Caddeyn Ayaana U Haynaa Inay ONLF Yihiin”

0

Kismaayo (AGGM) caddeymo muuqda iyo xog hoose ayaa lagu ogaaday in koox isku xiran oo ka tirsan Jabhada ONLF ay awood xoog leh ku leeyihiin gudaha Kismaayo, iyagoo isku xiran lehna hanaan awood muuqato oo ciidan.

Kooxdaan oo hal beel ah ka soo jeeda ayaa daraad weerar ku qaaday deegaanka Goobweyn ee duleedka Kismaayo.

Cabdirashid Maccalin Gaas oo ah afhayeenka Barre Hiiraale ayaa arrintaan sidoo kale u caddeey saxaafada, isagoo sheegay in Axmed Madoobe uu yahay Itoobiyaan gooni u goosad ah oo ONLF ka tirsan.

ONLF waa mucaaradka Itoobiya waxaana markii ay gabaad ka soo wayday Somaliland iyo Puntland ay ku soo qaxeen Kismaayo halkaas oo ay hoy, mansab iyo hantiba ka heleen.

Halkaan Ka Dhageyso wareysi xog badan aad ka faaiidaysan doonto

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com