Cajiib: Xaaskeyga Markey Safar Igu Timid Ayaan Soonkii U Galmooday Maxaa Leyga Rabaa Iyo Suaal Kaloo Cajiib Ah..!!

0

Labadaan suaal ee hoos ku xusan waxey ka mid yihiin suaalaha ugu cajiibsan ee lasoo weeydiiyay Sheikh Mohamed Idiris, waana wax lala yaabo in labadaan su’aalba uu sheekha soo weeydiiyay shaqsi soomaaliyeed, waana labo shey oo mudan in laga fogaado sidoodaba.