Ambassador Kay” Nidaamka Federaalka Wuxuu Dan U Yahay Soomaaliya”

0

Muqdisho (AGGM) Ambassador Nichkolas Kay eregayga qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay in habka federaalka ah ee Soomaaliya ay dan ugu jirto dadka Soomaaliyeed.

Kay wuxuu ka hadlayay dhismayaasha federaalka ah ee ay dawlada Soomaaliya haatan ku howlantahay, isagoo sheegay in hirgelintiisa ay tahay mid dan ay ugu jirto Soomaalida.

Mr Kay wuxuu sheegay in QM ay diyaar u tahay in ay dhaqaale ku bixiso sidii federaalka uu uga hirgeli lahaa Soomaaliya oo dhan.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com