Alshabaab” 10 Saraakiil Oo Jabuutiyaan Ah Ayaan Ku Dilnay Buuloburde”

0

Buuloburde (AGGM) Afhayeenka Alshabaab u qaabilsan howlgallada Cabdi Casiis Abuu Muscab  ayaa sheegay in weerar ay ku qaadeen degmada Buulobarde ay ku dileen ugu yaraan askari Jabuutiyaan ah

Sarkaalkan ayaa sheegay inay dileen 10 sarkaal. Wuxuu sheegay in Khasaaro Xoogan ay sidoo ay u geysteen.

Abuu Muscab ayaa sheegay in weeraro jihooyin badan ah ay ku ekeeyeen saldhig Ciidamada AMISOM iyo Kuwa Dowladda Fedraalka Soomaaliya ay ku leeyihiin Buulobarde.

Sarkaalkan ayaa dhinaca kale tilmaamay inay dagaalka ku dileen ciidamo ka tirsan dawlada Soomaaliya.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com