Dhageyso: Odayaal Dhaqan Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqay In Aan Dhaqaalaha Soomaaliya Loogu Deeqo Aan Dowladda Soomaaliya Lagu Aaminin.

0

Muqdisho, AGGM: Odayaal dhaqan oo kamid ah kuwa Soomaaliyeed ayaa soo jeediyey inaysan Beesha Caalamka ku aaminin lacagaha loogu yabooho Soomaaliya Dawlada Federalka ee Xasan Shiikh Hogaamiyo.

Suldaan Cabdullaahi Suldaan Kibaar oo ka mid ahaa Waxgaradkii soo doortay Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ayaa isagoo kusugan Muqdisho waxa uu ka digay in lacagaha loogu deeqo Somaliya loo gacan geliyo Dawlada Federalka ah.

Waxa uu ku sheegay Suldaan Kibaar hadii lacagahaasi loo dhiibo ay ku iibsanayaan Hub Shacabka isku laayaan inta gacanta loo geliyo.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com