Dhageyso+Daawo: Aabe Sheegay In Wiilkiisa Ciidamada Dowladda Tooreey Ay Ku Dileen.

0

Marka, AGGM: Ciidan katirsan Dawladda Somaliya ayaa waxa lasheegay inay wiil dhalinyaro ah ku dileen Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose.

Wiilka la dilay ayaa da’diisa lagu sheegay 16 sano jir waxaana dhaawac ahaan loo dhigay wiilkaasi Cusbitaalka Magaalada Marka iyadoo Ciidanku ay wiilkiisa Tooreey ku dileen.

Aabaha dhalay wiilkaasi oo lagu magacaabo C/weli Cabdullaahi ayaa waxa uu sheegay in wiilkiisa ciidankaasi si barer ah udileen oo dhaawac ahaan isagoo ah ay kala soo baxeen Cusbitaalka kadibna Tooreey ay ku dileen.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com