Deg Deg: Ra’isul Wasaare Cabdiweli Oo Magacaabay Wasiirka Caafimaadka

0

Muqdisho (AGGM) Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed  Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa caawa wareegto ka soo baxday uu ugu magacaabay Cali Maxamed Maxamuud oo loo yaqaano Cali Xareed Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya.

Jagada wasiirka caafimaadka Soomaaliya ayaa ahayd mid banana intii muddo ah, waxaana laga filayay raisul wasaaaraha in uu soo magacaabo.

Cali Xareed ayaa waxaa uu horey u soo noqday wasiiru dawlaha gaashaandhiga xiligii DKG ahayd, Wasiirka dalxiiska iyo duur joogta, iyo xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com