Warsaxaafadeed:Gudoomiyaha Golaha Nabadda Iyo Midnimada Ee Gobolada Jubba Oo Cambaareeyay Weerarada Daandaansiga Ah Ee Kooxda Raaskambooni Islamarkaana…

0

Muqdisho, AGGM: Warsaxaafadeed uu soo saaray Gudoomiyaha Golaha Nabadda Iyo Midnimada Ee Gobolada Jubba Col. Bare Aden Shire “Bare Hiiraale” ayaa waxa uu  ku cambaareeyay weerarada daandaansiga ah ee kooxda Raaskambooni islamarkaana ku wargaliyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, IGAD, AMISOM iyo Dowladdaha Daneeya Arrimaha Soomaaliya.
Ku: Wasiirka 1aad ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Shiikh Axmed

Ku: Wasiirka Wasaraadda Arrimaha Gudaha

Ku: Wasiirka Wasaarada Gashaandhigga

Ku: Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Ku: Wakiilka Midowga Afrika

Ku: Wakiilka Urur Goboleedka IGAD

Ku:Dhamaan Waddamada Daneeya Arrimaha Soomaaliya

Ku Dhamaan Bahda Saxaafadda

Og: Madaxweynaha Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Og:Gudoomiyaha Golaha Shacabka Qaranka

Halkaan Hoose Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Gudoomiyaha Golaha Nabadda Iyo Midnimada Gobolada Jubba.

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com