Daawo:Barnaamij Gaar Ah ” Wareysi Kulul Oo Ay Xildhibaanad Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aaden Waxyaabo Badan Daaha Uga Rogtay.

0

London, AGGM: HCTV ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Xildhibaanada/Marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji  Aaden,wareysigan waxuu taabanayaa  Eedeyntii monitory Group ay u jeedisay madaxweynaha dfs ,Fowsiyo y xaaji aaden iyo xubno kale.

Barnaamijka Cilad farsamo awgeed waxaan ka xunahay inuu ka biloowdey Su,aashii 3aad,labada Su,aal oo ka horeysana aanu record gareyn farsamo yaqaanku,.

1- Xaalada guud ee dalkii oo ka hadashay oo dhawaan ay ka timid.

2-Waxqabadkii xukuumadii ay ka tirsanayd iyo sababtii keentey burburkeedii oo soo dadajiyey..

Labadaas su,aalood cilad farsmo suuragal ma noqon waxuuna ka bilaabanayaa Su,aashii 3aad..

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com