Hooyo La Weeydiiyay Caruurtaada Keebaa U Jeceshahay Iyo Jawaabtiii Cajiibka Aheyd Ee Aay Bixisay..!!

0

ILAAHOOW HOOYO JISMIGEEDA CADAABTA KA DHOWR.

Hooyo maahan qof fudud waa qof dhamaanteen qaali nagu ah, cid xaqiri kartaa xaqey nagu leedahay lama heli karo, balse waxaa hubanti ah sida aan u maleyno iney nala soo martay si ka dhib badan inee soo martay.