Dhageyso+Sawiro: Col. Bare Hiiraale Oo Ciidamo Shalay Tababar Ugu Soo Xiray Duleedka Magaalada Kismaayo Iyo Afhayeenkiisa Oo Ka Warbixiyay.

0

Goobweeyn, AGGM: Afhayeenka Col. Bare Aden Shire Dr. Xasan Qaasim Warsame oo wareeysi gaar ah oo dhinacyo badan taabanaya siiyay warbaahinta Allgalgaduud Media ayaa waxa uu ka warbixiyay ciidamo shalay tababar loogu soo xiray fariisinta ciidamada huwanta ah ee uu hogaamiyo Col. Bare Aden Shire “Bare Hiiraale”.

Afhayeenka Col. Bare Hiraale, Dr. Xasan Qaasim Warsame ayaa waxa uu sheegay in ciidamadan maata tababarka loo soo xiray uu tababarkan u socday mudo sanad ah.

Sidoo kale Afhayeenka Col. Bare Hiraale, Dr. Xasan Qaasim Warsame ayaa waxa uu sheegay in ciidamada Kenya hadii ay soo dhexgalaan Ciidamadooda iyo kuwa maleeshiyada Raaskambooni aysan u aaba yeeli doonin oo ay isku si ula dagaalami doonaan.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Wareeysiga Dr. Xasan Qaasim Warsame…

 

du1 du

goob DSCN1795 DSCN1785 DSCN1753 DSCN1747 DSCN1719 DSCN1715 DSCN1714 DSCN1713

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com