DHAGEYSO:- Xasan Sheekh oo sheegay qorshe uu damacsan yahay, hadda iyo buuq cusub

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay qorshe cusub oo DF damacsan tahay, waliba isaga uu si gaar ah usoo saxiixi doono.

Xilli awooda DF ay tahay mid aan buurneen lana ogyahay waxay gasho ama gudo ayaa hadana Xasan waxa uu sheegay in uu heshiis lasoo gelaayo shirkadda shidaalka baara.

Waxaa su’aal ah DF xagee ayeey shidaal ka baari doontaa, maxaa yeelay waxay isugu aruurtay Muqdisho, sidoo kalena awoodo badan ayaa ka maqan xilligaan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXINTA WARKAAN