Qiso Cibro Qaadasho Leh Iyo Boqorkii Qiimeeyay Quruxda Bini’aadamka Hal Aay Tahay..!!

0

Qiso cajiib ah oo dhex martay boqor iyo laba nin oo addoomo u ahaa
Boqor ayaa maalin soo iibsaday labo nin oo addoomo ah, mid ayaa aad u qurux badnaa midka kalena wuu fool xumaa.