Dhageyso: C/raxmaan Xoosh Jirbiil” Xanta Ha La Iska Dhaafo, Ha La Raaco Maamulka Gobolada Dhexe Ee Curtay”

0

Muqdisho (AGGM) Cabdiraxmaan Xoosh Jirbiil oo ah xildhibaan ka soo jeeda deegaanada Puntland islamar ahaantaasna horey u soo noqday wasiirka dastuurka iyo arrimaha federaalka Soomaaliya ayaa taageeray maamul cusub oo loo dhiso gobolada dhexe.

Xoosh Jibriil ayaa sheegay in Cabdiwali Gaas oo ah madaxweynaha Puntland iyo Ximin iyo Xeeb ay kamid ahaayeen dhinacyadii soo billaabay heshiiskaas, ayna haatan tahay inay taageeraan maamulka loo dhisayo gobolada dhexe.

C/raxmaan Xoosh Jirbiil ayaa yiri” Xanta Ha La Iska Dhaafo, Ha La Raaco Maamulka Gobolada Dhexe Ee Curtay”

Halkaan Ka Dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com