Dhageyso Codadkii Farxada Iyo Reynreynta Heshiiskii Caabudwaaq

0

Caabudwaaq (AGGM) Collaadii u dhexeysay walaalaha Celi Iyo Wagardhac ayaa maanta si buuxda loo soo afjaray.

Degmada Caabudwaaq waxaa ay haatan ku reynreynaysaa farxada heshiiskaas, iyadoo maalmahan ay umada halkaas degan u tahay maalmo weyn kaddibmarkii la arkay walaalihii diraray oo si kal iyo lab ah u billaabay inay hubka u dhigaan, ayna xoojiyaan walaaltinimadeeda.

Heshiiska waxaa dhexdhexaadiyey masuulyiin xlidhibaano beesha SADE ah oo ay dawladu u egmatay iyo Odoyaal dhaqameed deegaanka ah.

Halkaan Ka Dhageyso Codadkii Ergadii Hadashay

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com