DEG DEG:- Qarax Khasaaro badan geestay oo ka dhacay Muqdisho

0

War goor dhow ku soo dhacay warqabadka ALLGALGADUUD.COM ee magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegayaa in qarax xoogan uu ka dhacay carwadii hore ee ku taalada xaafada Taleex ee degmada Hodan.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxaan uu ka dhacay meel ay howlo nadaafadeed ka wadeen haween waxaana khasaaraha ugu badan uu soo gaaray haweenkii ka shaqaynayay nadaafada inkastoo aanan khasaaraha si dhab ah loo ogayn inta uu la egyahay hadana waxaa la sheegayaa in dhimasho iyo dhaawac uu jiro.

Wixii ku soo kordhaa la soco.