Daawo Fadeexadan: Ifraax C/raxmaan Sheekh “Gurigeyga Weli Waxaa Xoog Ku Haysta Gen. Gaafow, ,Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kaliya Ayaana Wax Ka Qaban Kara”.

0

Muqdisho, AGGM: Ifraax C/raxmaan Sheekh Cabdullaahi iyo Qaraabadeeda oo ay wada socdaan, ayaa waxaa ay tageen Magaaladda Muqdisho si ay u soo ceshtaan Hantidoodii waxaana ay la kulmeen Caqabado kala duwan waxaana hada ay Ifraax iyo Qaraabadeeda ay sheegayaan in guriga uu hada uu sheeganaayo General Gaafoow oo uu leeyahay Guriga anaga ayaa is kaleh, waxay sidoo kale ka Tacsiyeeyeen dilkii Saado Cali.

Muuqaal Cusub oo ay soo direen Ayaa waxay uga hadleen arimo dhowr ah oo la xidhiidha Guriga Looga Haysto magaalada Muqdisho , jawaabta ay kala kulmeen ilaa hada Dawlada Soomaliya Iyadoona si gaar ah ula hadlay Gen: Mungaab.

Waxaa ilaa hada la is ku heystaa Gurigaas oo ku yaala Magaaladda Muqdisho oo u dhow Garoonka diyaaradaha Muqdisho, kaasi oo la sheegay in ay la heyd Gabar Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Ifraax Shiikh C/laahi oo ilmo u dhashay nin Talyaani ah.

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgduud@gmail.com