Daawo: Abwaan Saciid Bulxan Oo Ka Jawaabay Been Abuurki Cabdi Good Abees Iyo Somali Chanel.

0

Daawo: Abwaan Saciid Bulxan Oo Ka Jawaabay Been Abuurki Cabdi Good Abees ee laga baahinyay TV-ga  Somali Chanel oo ku xad-gudbey Suugaan caan ah oo uu lahaa AUN’e  Abwaan Cabdulqaadir Xirsi Yam-yam.  

Jawaabtan oo ah mid ku fadhida aftahanimo iyo xeel-dheeri salka ku hayso hidda raac asal ahaanshaha luuqadda Soomaaliga iyo tan suugaanta ayaa waxaa qaadaa dhigaya abwaan da’ yar oo la yiraahdo Saciid Bulxan. 

 

Qaybta 1-aad Ee Jawaabta Saciid Bulxan

Qaybta 2-aad Ee Jawaabta Saciid Bulxan

Halkaan Hoose Ka Daawo Been Abuurka Iyo Aflagaadada Cabdi Good Abees Iyo Somali Chanel

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgduud@gmail.com