Daawo Sawirada: Waa Malaa’ig Maahan Ee Waa Sheydaamad, Naag Qalqal Ku Abuurtay Dadka Ku Nool USA.

0

Haweenay xiran dhar wada madoow ah(Woman in Black) ayaa lagu arkay iyadoo lugaynaysa gobolo badan oo Mareykanka ka mid ah,waxaana hadal-heynta ugu badan ee Shacabka Mareykanka noqotay,maxay tahay haweenayday?.