DHAGEYSO:- Madaxweynaha Soomaaliya” Way dhamaatay xiligii la dhihi jiray maamulada G/dhexe ma mideesna”

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay dadajinayso maamulka loo samaynayo gobalada dhexe ee dalka.

Madaxweynaha ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka gobalada dhexe inay dadaaladaan qayb ka qaataan asagoo sidoo kale baaq u diray beesha caalamka.

Xasan Sheekh wuxuu sheegay inay dhamaatay xiligii la dhihi jiray maamulada gobalada dhexe ee dalka ma mideesna.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA