DEG DEG DHAGEYSO:- Ximin iyo Xeeb oo ka soo horjeesatay shirka maanta Muqdisho ka dhacay

0

Madaxweynaha maamulka ximan iyo xeeb Cabdulaahi Baarleex ayaa ka hadlay shirka maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee looga hadlayay hal maamul oo ay yeeshaan gobalada dhexe ee dalka.

Baarleex ayaa sheegay inay ka soo horjeedaan shirkaasi maanta ka dhacay magaalada Muqdisho wuxuuna ku eedeeyay xubnaha ka qaybgalay ee saxiixay heshiiska ay yihiin kuwo aanan matalin shacbaka gobalada dhexe.

HALKAAN KA DHAGEYSO.