Dhageyso Wariye Fashiliyey Horjooge Raaskambooni Gaboobe Oo Yiri ” Kismaayo Waa Amaan”

0

Kismaayo (AGGM) Ninka Raaskambooni ugu magacaaban amaanka horjooge Gaboobe Xasan Barre ayaa ceeb dhex istaagay kaddibmarkii uu yiri Kismaayo waa amaan, taasoo wariyihii wareysanayay uu aad ula yaabay.

Wariyaha ayaa waydiiyey horjoogaha maleeshiyada Raaskambooni Gaboobe Xasan Barre sida ay isku qaadan karto weerarada iyo qaraxyada magaalada ka dhaca iyo warka uu ku hadlay.

Mudane sidee isku waafajin karnaa weerarkii qaraxa ahaa ee lagu qaaday guriga Iftiin Xasan Baasto Iyo Kismaayo Waa Amaan?

Gaboobe oo ceebaysan ayaa meel kale jawaabta la aaday, tannoo ku tusinaysa fashilka iyo guul darada ay cagta saareen maleeshiyada Raaskambooni.

Halkaan ka dhageyso adiggaa yaabi doonee

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com