Dhageyso:Xildhibaan Jeesow Oo Ka Hadlay Isbadalka Lagu Sameeyay Hogaanka Hay’addaha Ammaanka Dalka.

0

Muqdisho, AGGM: Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay isbedelkii lagu sameeyay hay’adaha dowladda Soomaaliya ee ammaanka qaabilsan iyo magacaabista wasiirka amniga qaranka.

Jeesow ayaa Waxa uu sheegay in loo baahan yahay in qof walba oo la soo magacaabo uu la yimaado waxqabad iyo mas’uuliyad dheeraad ah si loo helo natiijo fiican.

 

 

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com