Akhriso Sanadkii Tagey Iyo Mucjisooyinkii Ugu La Yaabka Badnaa Ee Caalamka Ka Dhacay Iyo Somalia Oo Kasoo Muuqatay.

0

Dhamaan qormooyinkaan la yaabka leh ee aad akhrisan doontaa ayaa qaarkood horay ugu soo akhrisateen wakhtiyadii tagay shabakada kobciye.com balse barnaamij ayaanu ka sameynay si isbuuciiba hal mar aan hawada idiin kugu soo gudbino wixii ugu la yaabka badnaa ee dunida ka dhacay.

Isbuucaan nala akhriso waxyaabo aad kaaga yaabin doono balse run ahaantii si dhab ah dunida ugu dhacay.