Dhageyso: Musiibo Laga Soo Sheegayo Dhulka Ismaamulka Soomaalida Ee Itoobiya Iyo “Dad Noolol Lagu Aasay”.

0

Muqdisho, AGGM: Wararka naga soo gaaraya dhulka ismaamulka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Ismaamulka Soomaalida  ay gumaadka ku hayaan shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dhulkaas.

Warkan ayaa waxa uu intaasi ku darayaa in ciidamada Ismaamulka Soomaalida ay dadka shacabka  ah ee deegaanada Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyagoo  nool nolosha ku aasaan.

Mid ka mid ahaa dadkii ka soo bad baaday dhacdadan ka baxsan bini’aadamnimada ee nolol aasida ah ayaa Warbaahinta waxa uu uga warbixiyay sida ay wax u dhaceen.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Dhacdadan Argagaxa Leh.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com