Dhageyso: Madaxweynaha Oo Xibigiisi (PDP) Ay Ku Kaceen”Madaxweyne Xasan Sheekh Xilka Ayuu Ku Waayayaa Aqoonsiga Maamulka Sadexda Gobol Ee Koonfur Galbeed”.

0

Muqdisho, AGGM—Ayadoo dhawaan Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya looga dhawaaqay in la aqoonsaday maamulka sadaxda gobol kasoo ay goob joog ka ahayeen madaxda ugu sareysa Dalka iyo waliba beesha Caalamka ayaa kahor imaadayn Mucaaradyo aad u Farabadan.

Xasan Cabdulqaadir Muudeey oo ah wakiilka Xisbiga uu hogaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh ee PDP ee qaarada Yurub oo u waramayay Warbaahinta gudaha ayaa waxa uu sheegay in Madaxweynaha kuweyn doono Xilka xisbigiisa hadii oo arinkaasi dib uga noqon.

Wakiilka ayaa waxa kale oo uu sheegay inaysan marnaba qaadan doonin in Baydhabo laga xukumo Marka ayna tahay wax caqliga ka fog.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Wareesiga.

xisbiga pdp

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com