Dhageyso: Waa Heesteena Caawa Aan Ugu Talagalnay Munaasabada Xuska 26-ka Juun Iyo “26 Juun Guuleednay, 1-da Luulyo Libaanay, 21 Oktoobar Libti Haleelnay”.

0

Muqdisho, AGGM—Waxaa magaalada Muqdisho caawa ka socota munaasibadda loogu dabaal deggayo xuska munaasibadda 26-ka, iyadoo dhammaan qeybbaha magaalada Muqdisho lagu xardhay Leyrar qurux badan iyo Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Shacabka reer Muqdisho ayaa si ka  badellan sanadihii hore u xusaya caawa munaasibadda 26-ka June oo ah markii ay xorriyadda ay qaateen gobollada Waqooyi ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, waddooyinka magaalada caawa waa kuwa saxmad leh, dadka wajiyadooda waxaad ka dheehan kartaa farxad iyo sida ay hilowga ugu qabaan xusidda munaasibaddan weyn ee ka mid ah minaasibadaha dalka Jamhuuriyadda Soomaaliya uu leeyahay.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Heesteena Caawa.

calanka

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com