Qeybta Koowaad Qormo Cajiib Ah Sidee Loo Guuriyaa Gabadha Muslimada Ah Loona Mehriyaaa…?!!

0

Gabarta markii la Mehriyo ka Gadaal waxaa la Doonayaa in Dariiiqa Sharciga ah la maro, marka la Guri Geynaayo.

Masaa’ilka Maanta ugu Daran waxaa ka mid ah Gurigeynta Gabadha, sida Gabadha loo Gurigeeyo waa si aan Diiniyan ahayn badanaaba. Rasuulka CsW wuxuu Warbixin ka Dhiibay Meherka.