Dhageyso: R/wasaare Cabdiweli “Annaga Iyo Itoobiya Waxaan U Heshiinay Argagixisada Al Shabaab”.

0

Muqdisho (AGGM):R/wasaaraha Dalka Mudane C/weli Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta wafdi uu hogaaminayey waxay dib ugu soo laabteen Magaalada Muqdisho.

Waxa uu R/wasaare Cabdiweli mar uu Saxaafada la hadlay ayuu waxa uu ka warbixiyey Safarkiisii Itoobiya isagoo sheegay in shir saacado badan qaatay uu xalay ilaa Saaka uu la qaatay Madax ka Tirsan dawlada Itoobiya.

Isku soo wada duuboo Inna Sheekh Axmed ayaa sheegay in Dhigiisa Itoobiya uu kala hadlay Arimo ay ka mid yihiin iskaashiga xiriirka labada dal iyo la dagaalanka
Argagaxisada Somaliya sida uu hadalka U dhigay.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Shirka Jaraaid Ee R/wasaare Cabdiweli Markuu Dalka Ku Soo Laabtay

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com