Dhageyso:Xildhibaan Nuur Faarax Jaamac Iyo Xildhibaan C/samada Macalin Maxamuud Oo Ku Baaqay In Deg Deg Loo Joojiyo Dagaalka Ka Socda Gobolka Galguduud.

0

Muqdisho (AGGM):Xildhibaan Nuur Faarax Jaamac Iyo Xildhibaan C/samada Macalin Maxamuud oo Maanta Si wadajir ah Warbaahinta ula hadlay ayaa si kulul ugu hadlay Dagaalo ka dhacay Deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud.

Xildhibaanada ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo Dagaaladaasi waxayna intaasi ku dareen in loo baahan yahay in wax walbo lagu dhameeyo wada hadal.

Ugu dambeyn Xildhibaan Nuur Faarax Jaamac Iyo Xildhibaan C/samada Macalin Maxamuudayaa ka dalbaday waxgaradka iyo Masuuliyiinta Gobolkaasi in wax walbo wada hadal lagu dhameeyo.

SONY DSC

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com