Dhageyso: C/raxmaan Daqare “Waxaan Kismaayo Ku Dhoob Dhoobeynay Waan Ku Fashilanay, Wax Jubbaland La Yiraahdana Majiraan”.

0

Kismaayo (AGGM):Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose waxa ka jiray mudooyinkii dambe falal Ammni Xumo ah iyadoo saacadihii udambeyey ay dilal ay ka dhaceen.

Kulan ballaaran ayaa waxa uu ka dhacay Magaaladaasi waxaana iskugu yimid Odayaal,Waxgarad iyo Dhalinyaro reer Jubbaland ah waxaana ay ka arinsadeen xaalada Jubbalanad iyagoo isku raacay inuu fashilmay Maamulkii laga dhursugayey inuu hormarka ka shaqeeyo.

Aqoon yahan C/raxmaan Daqare oo ka mid ah Dadka kasoo jeeda Gobollada Jubbooyinka ayaa sheegay in kulankii Kismaayo ka dhacay la isku tusay tabar darada heysata Horjooge Axmed Madoobe lagana yaabo in Jubbaland ay bur burto. waa sida uu u dhigay hadalka’e.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com