Dhageyso:Maamulka Dowladda Ee Magaalada Caabudwaaq Oo Baaq U Diray Dowladda Soomaaliya.

0

Caabudwaaq (AGGM):Maamulka Dowladda ee magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galguduud ayaa baaq waxa ay u direen Dowladda Soomaaliya si ay uga qayb qaadato dhameystirka Garoonka Diyaaradaha magaaladaasi.

Axmed Khaliif oo ah madaxa arrimaha bulshada ayaa sheegay in Garoonka ay gaarsiiyeen qalab loogu tala galay dhismaha Garoonka.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com