Dhageyso: Barnamijka DOOD WADAAG ee ka baxay K24″ Maxaa kala qabsaday Imaan Rashiid Gurra iyo Nuur Cabdiqaadir Ugaas”.

0

Waa markale iyo Barnaamijkeenii Dood wadaag oo aad alaaba ku dhagaysataan doodo Xiiso leh oo dhexmara Aqonyahano Siyaasiyiin iyo guud ahaan qaybaha kala duwan ee bulshada.

Doodeena manta waxaay dhexmaraysa Imaan Rashiid Gurra oo ah Gudomiyaha Gudiga Nabadeynta Jubboyinka iyo Nuur Cabdiqadir Ugaas oo ka mid ah Qurbajoogta ka soo jeeda Gobolada Jubboyinka.

Doodena manta ayaa waxaanu ku jeex jeexi doona Xaaladihii ugu danbeyay ee Gobolada Jubboyinka iyo halka u marayo Shirkii nabadeynta ee ka socday Dagamada Doolow.

Hadaba qaybta hoose ka dhagayso Barnamijkaan oo dhamaystiran islamarkana ay ka dhex heli dontid xogo badan.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com