Dhageyso:Faah-faahin Dagaal ka dhacay Degmada Caato Ee Gobolka Bakool

0

Caato(AGGM): dagaal Xoogan oo u dhaxeya Al-shabaab iyo Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa ka dhacay Degmada caato ee Gobolka Bakool.

Wararka ayaa sheegaya in Al-shabaab ay weerareen Fariisimo Ciidamada Dpwladda deegaanka Itoobiya ee New Poolis ay ku leeyihiin Degmada Caato iyo Ciidamada Dowladda ay Shabaabku soo weerareen.

Waxaana Dagaalkaasi ku dhintay ugu yaraan 25 Ruux oo labada Dhinac ah,waxaana Dagaalka guulo ka sheegtay Maamulka Gobolka Bakool ee Dowladda Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka dhageyso Warkooban

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com