Dhageyso: Madaxweyne Madoobe Nuunow ”Jubbooyinka iyo Gedo Maamulkayga Ayaa Ka Taliya”.

0

Muqdisho (AGGM): Madaxweyne Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Madoobe Nuunow Maxamed oo soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay ujeedka uu u yimid magaalada Muqdisho waxa uuna sheegay in ay u yeertay dowladda dhexe iyo Qaramada Midoobay si loo wada hadlo.

Madoowe Nunoow ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in Jubbooyinka iyo Gedo ay hoos tagaan maamulka koonfur galbeed ee Soomaaliya.

Halkaan Ka Dhageyso Wareysiga

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com