Dhageyso:Xildhibaano Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Somalia keenay

0

Muqdisho(AGGM):Baarlamaanka Soomaaliya Xubno ka mid ah ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho waxa ay soo gudbiyeen Mooshinka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud.

Baarlamaanka kulanka maanta ku qaatay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa waxaa ay gaarayeen ugu yaraan 110 Mudane oo ka tirsan Baarlamaanka.

Waxaa au sheegeen in ay Doonayaan in uu Xilka iska Casilo Madaxweynaha Somaaliya islamarkaana Beesha Caalamka ay in uu Iscasilo u soo Marsiisay Madaxweynaha Jabuuti Cismaaciil Cumar Geele.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com