Dhageyso:Baarlamaanka Somalia oo Soo Gaba gabeeyey Su’aalo weydiintii Wasiirka Arrimaha Gudaha

0

Muqdisho(AGGM): Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Soo gaba gabeeyey Su’aalo Weydiintii Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/laahi Goodax Barre.

Waxaa maalintii Sadexaad wasiirka Su’aalo Xariir ah oo ku saabsan Xaalada Dalka weydiinayey Baarlamaanka Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka ka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com