Dhageyso:Madaxweynaha Somaliland oo Puntland Fariin u Diray

0

Hargeysa(AGGM): Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa sheegay in Deegaanada laga Haysto Soomaaliland aysan Gor gortan ka gali doonin oo ay Xoog ku qabsanayaan.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa sheegay in Deegaano badan ay soomaaliland ka maqan yihiin islamarkana ay Qorshenayaan in ay Dagaal kula soo wareegaan Deegaanadaas.

Mamulka Soomaaliland iyo Puntland ayaa waxaa u dhaxeya Muran ku aadan dhulka Gobolka ka mid ah Sool Sanaag iyo Ceyn oo midba maidka kale uu sheeganayo.

HalkaanHoose ka dhageydo Codka

 

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com