Dhageyso:wasiirka arrimha dibadda oo ku wajahan tunisia

0

Muqdisho(AGGM):Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliy Dr C/raxmaan Ducaale Beyle islmarkaana aya qeyb ka ahayeen wasiirro katirsan Xukumada Soomaaliya ayaa saakay u dhoofay wadanka  Tunisia halkaas oo ay kulamo kula soo qaadan doonaan Madaxda wadankaas.

Dr Beyle Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa inta aysan ka ambabixin goroonka Aadan Cadde waxa uu Saxaafada u sheegay in madaxweynaha  tunisia iyo wasiirro katirsan wadankaas ay la kulmayaan islamarkaana ka la hadlayaan sidii ay u taageeri lahaayeen Soomaaliya

Halkaan Ka Dhegeyso Codka Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com