Dhageyso:Wasiiradii Galmudug oo lagu Dhawaaqayo Saacadaha soo socda

0

Gaalkacyo(AGGM):Wararka ka imaanaya degaanada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ay soconayaan qaban qaabada loogu jiro in lagu soo dhawaqo gole wasiiro oo cusub kadib markii madaxweynaha maamulkaasi Cabdicawaale Qeybdiid uu kala diray golahiisi hore ee wasiirada.

Cabdi qeybdii Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa sheegay in La tashiyo uu Bulshada la sameyey ay soo dhamaatay uuna Wasiiradiisa ku dhawaaqayo saacadaha soo aadan.

Waxaana uu dhawaan kala Diray Golahii Wasiirada Ee Maamulka Galmudug State.

Halkaan ka dhageyso faafahin arimahaasi ku saabsan.

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com