Dhageyso:Mas’uuliyiin Puntland ka tirsan oo xalay ku hoyday gobolka Sool

0

Garowe(AGGM):Qaar kamid ah mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Putland ayaa xalay waxa ay ku hoydeen gobolka Sool oo maal mihii dambe ay ka jireen xiisado dagaal.

Hada mas’uliyiinrtaasi waxa kamid ah wasiirka difaaca Puntland Maamuka Puntalnd Mudane Aloore,

halkaan ka dhageyso warbixin aanu idinkaga diyaarinayay arimahasi.