Dhageyso:Al-shabaab oo sheegatay in ay dishay sargaal Jabuutiyaan ah # Jabuuti oo beenisay

0

Buulabrde(AGGM):Kooxda Al-shabaab ayaa sheegatay in ay dishay sargaal ka tirsan ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah kuwa nabad dhalinta ee AMISOM ee ku sugan gobolka Hiiran sidaasi waxaa warbaahinta afka Al-shabaab ku hadasha u sheegay afhayeenka dhanka howlgalada Sheekh Cabdi asiis Abu Muscab.

Dhanka kele sargaal u hadlay ciidamada Jabuuti ayaa warkaasi ku tilmaamay mid been abuur ah waxana uu sheegay in dagaal uusan ka dhicin gudaha gobolka balse Al-shabaab ay doonayaan kaliya in idaacadaha laga sheego.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixin arintaasi ku aadan:

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com