Dhageyso: Odayaal Soomaaliyeed” Raaskambooni waxay ahayd dugsi miinooyinka lagu barto, geeri ayaana ka xignaa inaan isku dhiibno”.

0

Nairobi (AGGM):Odayaal dhaqameed Soomaaliyeed ayaa kashifay qorshaha maleeshiyo beeleedka Raaskambooni ee magaalada Kismaayo iyo xasuuqa ay gaystaan.

Odayaasha Dhaqanka ayaa si caro leh uga soo horjeestay tillaabada loogu sharciyeenayo maleehsiyo beeleedka Raaskambooni dilkii iyo boobkii ummada Soomaaliyeed ay ugu gaysteen magaalada Kismaayo.

Odayaasha oo ka dhiidhiyey wixii dhacay ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay dhiigooda u shubaan oo ay geeri ka xiggaan cadaalada darada Cabdiweli Sheekh Axmed.

Halkaan ka dhagayso codadka inaggoo codad dheeraad ah-na waa idiin soo gudbin doona Insha Allah.


Maankeey Aalloos
Kismaayo Jubbada Hoose

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com