Dhageyso: La Taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur” Axmed Madoobe wixii lagu heshiiyay Addis Ababa wuu ka baxay, wayna degdegeen, maamul ayayna kaligood dhisteen”.

0

Muqdisho (AGGM):Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah la taliyaha madaxweynaha Soomaaliya islamar ahaantaasna ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka soomaaliya oo goobjoog ka ahaa heshiiskii addisababa ayaa sheegay in waxyaabihii lagu heshiiyey uu ka baxay Axmed Madoobe sida dib u heshiisiinta, awood qeybsiga maamulka, soo xareynta ciidamada banaanka magaalada ku sugan iyo qodobo kale.

“Waxay ahayd in maleeshiyaadka Axmed Madoobe lala mideeyo kuwa dawlada eek u sugan duleedka Kismaayo, halkaasna laga abaaro heshiiska islamar ahaantaasna dadka la wadahadashiiyo si siman”.

Hoos ka dhageyso wareysiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Maankeey Aalloos
Kismaayo, Somalia

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com