Dhageyso:- Dr. Axmed Faarax Ducaale “Safarkii Cabdiweli Sheekh Axmed Ku Tagay Magaalada Kismaayo Wuxuu Ahaa Mid Faashil Ah, Jabhadna Loogu Daneynayay, Caqlina Ma,ahan Hubkiina Ku Wareejiya Jabhad”.

0

Copenhagen (AGGM):Dr Axmed Faarax Ducaale oo kamid ah aqoonyahanada kasoo jeeda deeganada Jubbooyinka ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta isagoo ku sugan magaalada Copenhagen ee dalka Denmark wuxuu ku dhaliilay qaabkii uu Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed u wajahay soo xaraynta Ciidamadda ku sugan duleedka magaalada Kismaayo ee hoggaamiyo Col, Barre Hiiraale.

“Waxaan u arkaa socdaalka Ra’iisul Wasaaruhu ku tagay magaalada Kismaayo iyo arintii soo xaraynta Ciidamadda mid fashilantay shirkaasna ma ahan mid caaqibo u ah ummada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Jubbaland” ayuu yiri.

Halkan Hoose ka dhageyso Wareysiga Dr. Axmed Faarax Ducaale.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com