Dhageyso:Al-shabaab oo weeraray Kismaayo

0

 Kismaayo(AGGM):Dagaal Xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Kenya iyo kuwa Raaskambooni oo iski dhinac ah iyo Al-shabaab ayaa Xalay ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.

Dagaalka ayaa Geeystay Khasaaro dhimasho iyo Dhaawac leh.waxaana soo qaaday dagaalka Kooxda Al-shabaab oo Weeraray fariisomo Ciidamada Kenya ay Magaalada ku leeyihiin.

Raisul wasaaraha Xukimadda Soomaaliya C/wali Sh Axmed ayaa  Magaalada Kismaayo ku Sugan,wali majirto wax war ah oo oo ka soo baxay Maamulka KMG ah ee Jubba.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com